Daawo:"Axmed Muumin Seed Magacii Xisbiga WADDANI Waxuu Ka Dhigtay Fujaan Uu Ku Dawarsado" Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale.

0
Wednesday February 15, 2017 - 18:24:40 in by Burco Office
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Axmed Muumin Seed Magacii Xisbiga WADDANI Waxuu Ka Dhigtay Fujaan Uu Ku Dawarsado" Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale.

    Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiilada isla markaana hore uga mid ahaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiilada isla markaana hore uga mid ahaan

jiray garabkii toosinta ee xisbiga WADDANIayaa waxaa uu sheegay in aanu hadda garabkaasi ka mid aheyn

Sidoo kale xildhibaan Tukaale waxaa uu eedeymo culus u soo jeediyey guddoomiyaha garabka toosinta Axmed Muumin Seed waxaana uu ku sifeeyey siyaasi magacii xisbiga WADANI ku dawarsada oo aan aqoon u laheyn siyaada iyo hoggaaminta.