Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Chelsea & Wolves Ee Kulankii Ay Blues Ugu Soo Baxday Wareega Sideed Dhamaadka Ee FA Cupka.

0
Sunday February 19, 2017 - 13:14:56 in by Burco Office
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Chelsea & Wolves Ee Kulankii Ay Blues Ugu Soo Baxday Wareega Sideed Dhamaadka Ee FA Cupka.

    Cheslea ayaa kadib iska caabin wayn oo ay kala kulantay ugu danbayn guul ka soo gaadhay kooxda Wovles waxaana guushan Blues ka soo caawiyay Pedro Rodriguez oo goolkiisii 7 aad dhaliyay 10 kii kulan ee ugu danbeeyay ee uu ka soo muuqday kooxdiisa Blue

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cheslea ayaa kadib iska caabin wayn oo ay kala kulantay ugu danbayn guul ka soo gaadhay kooxda Wovles waxaana guushan Blues ka soo caawiyay Pedro Rodriguez oo goolkiisii 7 aad dhaliyay 10 kii kulan ee ugu danbeeyay ee uu ka soo muuqday kooxdiisa Blues, waxana sidoo kale abaartii gool

 la’aanta ahayd ka baxay Diego Costa.

John Terry, recalled to the side, lets out a raw of delight after Costa's second goal secured progress in the FA Cup

Chelsea ayaa fursad u haysta in ay sii wadato tartanka FA Cupka waxayna kooxaha soo baxay kula biirtay wareega sideed dhamaadka laakiin waxay sugi doontaa haddii kooxaha Manchester United iyo Arsenal ay soo bixi doonanan iyada oo haddaba og in Manchester City ay kulan ku celis ah ciyaari doonto.

Haddaba halkan kaga bogo qiimayntii ciyaartoyda labada kooxood ee kulankan iyada oo qiimaynta ugu saraysaa ay tahay 10 darajo. Xidigaha kooxda Wolves iyo Chelsea eeHelder Costa iyo Cesc Fabregas ayaa kulankan isku muujiyay waxayna heleen qiimaynta ugu saraysa oo min 8 ah.

QIIMAYNTA CIYAARTOYDA WOLVES:

Wolverhampton:Ikeme 7.5, Coady 7, Batth 7.5, Hause 7.5, Doherty 7, Edwards 7,Price, Saville 7.5 (Saiss 84, 6), Helder Costa 8, Bodvarsson 6.5 (Ronan 84, 6), Weimann 7.5 (Wilson 77).

Badal Aan La isticmaalin:Stearman, Evans, Enobakhare, Burgoyne, Wilson

QIIMAYNTA CIYAARTOYDA CHELSEA:

Chelsea (3-4-3):Begovic 7,Zouma, 6.5 Terry, 6 Ake 6;Moses, 6.5 Fabregas, 8 Chalobah, 5.5, Pedro 7.5 (Azpilicueta, 72, 6.5);Willian, 6 (Kante, 79, 6.5) Costa, 7.5 Hazard, 7 (Loftus Cheek 86)

Badal Aan La Isticmaalin:Kenedy, Batshuayi, Cahill, Eduardo.

Goolasha Chelsea:Pedro 65, Costa 89