
War Deg Deg Ah:Badhasabka Gobolka Badhan Oo Gordhawayd Geeriyooday.
Mid Ka Mid Ah Badhasaabada Gobalada Somaliland Oo Hada Geriyoodey+Waa Kuma. Alleh ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey goduumiyihii gobalka Badhan Marxuum Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Cabdixakiin Wahaabi) .
Waxaana sidaasi qaar ka mid ah warbaahinta u xaqiijiyey maayar ku xigeenka magaalada Badhan Cawil Maxamuuud Jaamac , waxaana uu sheegay in marxuumka habeenkii xalay ahaa uu xanuun kadis ahi ku soo boodey

Meydka Marxuumka ayaa waxaa hada lagu riday talaagad waxaana la aasi doona maalinta Bari ah





0 

War Deg Deg Ah:Badhasabka Gobolka Badhan Oo Gordhawayd Geeriyooday.
Mid Ka Mid Ah Badhasaabada Gobalada Somaliland Oo Hada Geriyoodey+Waa Kuma. Alleh ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey goduumiyihii gobalka Badhan Marxuum Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Cabdix