Dhalinyaradu door inta leeg bay ka qadan karan dhismaha qarankooda? W/Q: Mohammed Abdi Nour

0
Wednesday July 02, 2014 - 07:41:35 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaradu door inta leeg bay ka qadan karan dhismaha qarankooda? W/Q: Mohammed Abdi Nour

    Waa su,aal is waydiin leh , dhalinyardu inay wax ka badali karan , waxyaabo badan kuna soo kordhin karaan wadankooda hooyo , iyagoo gacamaha is haystaa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa su,aal is waydiin leh , dhalinyardu inay wax ka badali karan , waxyaabo badan kuna soo kordhin karaan wadankooda hooyo , iyagoo gacamaha is haystaa .



Waxaa la wada ogsoonyahay fac kasta oo umadi leedahaya , waa tusaalaha gudha ee lagu garto inu wadan hormaraya iyo in kale , waxaa hubaal inay ku kordhin karaan miskax cusub , aragti ka duwan kuwii hore ay ku dhaqmi jireen dadkeen hore iyo  karti iyo firfiirconba.

Iyado intaaso dhan aan soo sheegay ,haddaba side bay waxaa u badali karaan   , kow waa inaya badalan habkaya u noolyihiin ,hadday badlaan habka ay u noolyihiin waxaa hubaal aha inay kor u qaadmayso habka ay u fikiryaan am u dhaqmayaan.

Inay xadhiga ilaahaya wada gabsadan , diinta islaamka kor u qaadan iyago dastuur ka dhiganayaan,  hadday gabsadan xadhiga ilaahaya korna u qaadan diinta illahayana kor buu u qaadaya , kuna  ayidaan madaxtooda , wixii khyre iyo hormar aha .

inay ka fogdaan waxa kasto kala fogeenaya dhalinyarada dhexdood iskuna dubnadan si ay u hormariyaan wadoonkooda hooyo maahmaah baa ahayada " gacmo wada jirba waxaa lagu wada qo,yaa” waa dhab waayo hal fari ma dhaqi karto wajigoo dhan .

waa inay la dagalmaan jahliga waa ta gudha ee wakhtigan manta laysku dhaafaya AQOONTA KOR U QADAN WAA HUBKA QUDHA WAKHTIGAN MAANTA.

Qofkasta  waxaa ku soo kordhiyaa , waxaa sina u yahaya waxaa u faa,iid AH dalka iyo dadkaba  waa in lagu qarab  gala lana fogayana qofka siduu ugu dheerado uguna dhabeeyo guusha.

wacayi galintaa dhalinyarada laguna wacayi galinyoo inay waxaa gabsadan , si ay ugu  dhiiradan .

Waxaan ku soo qabaqabayn lahaa ugu danbayntee  , dhalinyarooy aan iska bilaabo aniga waa inan u jeesna hormarinta wadankeen , iskun daynaa waxakasto aan awoodno, una hanqal taagin dhul shisheeye , waxaa qudha ee loo tago dhul shisheeye, inaad waxaa ka soo kordhsatid a ahato cilmi aad kasbanysid ama dheef , "dhulka iyo dunyaduba waxaa u maqan waa anaga ‘

Dhalinyaradu waa xooga

.  Waan dhabarka qaranka

.  Waa Dheefata umada …………






W/Q: Mohammed Abdi Nour

Addis-Ababa/ Ethiopia

Contact: maxamed1993@hotmail.com

+2510936663274