Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta

0
Monday March 06, 2017 - 15:47:16 in by salman abdi
  • Visits: 708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta

    Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Oo Ka Mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degamada Burco Ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Go,aank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Nuux Maxamed Xussen Ayaa Soo Dhaweeyey Go,aankii Goolaha Guurtida Somaliland Ay Xukuumada Ugu Sameeyen Mudo Kordhinta Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Oo Ka Mida Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degamada Burco Ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Go,aanki Goolaha Guurtida Somaliland Xukuumada U Hogaamiyo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Loo Sameeyey Mudo Kordhin Xildhibaan Nuux Maxamed Xuseen Ayaa Sheegay In Dalka Ay Saamayn Balaadhan Ku Keentay Abaaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Waxaana U Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Sheegay In Aanay Suurto Gal Ahayn In Dalka Doorosho Ka Dhacdo Maadama Ay Dadkii Boqolkiiba Todobaatan Ay Ka Barakaceen Degaanadodi loona Baahna In Xukuumada Somaliland Loo Sameeyo Mudo Kordhin Si Loo Caawiyo Dadka Abaaruhu Sameeyen Ee Ku Nool Gobolada Bariga Somaliland
Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Ayaa Talaabada Mudo Kordhinta Ku Tilmaamay Guul U Soo Korodhay somaliland waxaana uu yidhi
"Dadkii Way Abaaraysan Yihin Oo Boqolkiba Todobaatan Way Ka Barakaceen Degaanadi Iyo Goboladiiba " Goolaha Guurtida Somaliland Go,aanka Ay Qaaten Ee Ay Xukuumada Somaliland Loogu Kordhiyey Waanu Soo Dhawaynaynaa Waayo Dalka Waxaa Soo Food Saartay Abaar Sababtay In Dadkii Iyo Duunyadii Ay Madhaan
Sidoo Kale Xildhibaan Nuux Maxamed Xusen Ayaa Sidoo Kala Xisbiyada Qaranka Somaliland Ugu Baaqay In Ay u Hogaan Samaan Go,aanka Ay Gaadhen Goolaha Guurtida Somaliland Sidoo Kalena Ugu Baaqay In Ay Xisbiyada Qaranku Caawiyaan Dadka Abaaraysan
"wax Dhiba Kuma Jirto Mudo Kordhintan ay golaha guurtidu sameyen Xisbiyada Qaranka Somaliland Waxaan Leeyahay U Hogaan Sama Go,aanka Goolaha Guurtida Somaliland Dadkiina Jilicsana U Gar Gaara