MAAYIR GABAY XILKIISII !!!WQ: Weriye Bedri Kozar

0
Thursday July 03, 2014 - 13:56:31 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAYIR GABAY XILKIISII !!!WQ: Weriye Bedri Kozar

    tan iyo intii uu maayarnimada uu la wareegay c/raxmaan maxamuud caydiid soltelco waxa gabi ahaanba istaagay adeegii ay bulshada u haysay dawlada hoose ee hargaysa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

tan iyo intii uu maayarnimada uu la wareegay c/raxmaan maxamuud caydiid soltelco waxa gabi ahaanba istaagay adeegii ay bulshada u haysay dawlada hoose ee hargaysa . waxaana hadii aad socod ku marto meelo badan oo magaalada hargaysa ah ay idhahaagu qabanayaan QASHIN..XARKAHA LAYDHKA AMA KUWA SHIRKADAHA WADDOOYINKA ISKU BADALAY GODAD YAR YAR OO DHAMAANTOOD ISKU WAHESHADAY MAGAALADA HARGAYSA waxaan xusid mudan in CASHUURTA laga qaado dadka dan yarta ah aan waxba loogu qaban balse taa badalkeeda cashuurtaa lagu bur buriyo GURI WAYN oo ku yaal xaafada jig jigayar oo lay ula baxeen maayirka iyo xildhibaano taabacsani GAAJO MA TAALO !!!! gurigani oo aan dhawaan booqday ayaa u muuqday guri cashuurtiii bulshada lagu bur burinayo .waxaana nasiib daro ah in maayirkan xilkiisii ku fashilmay dhawaan loo cumaamaday maayirka maayirada somaliland. waxaanan niyadayda ku soo dhacday tiraabtii ahay TIISABA DARYEELAA TU KALE KU DARA ama ISLAANTII XAABADII AY SIDAY QAADI KARI WAYDAY EE TIDHI MID KALE ISAARA !!! geesta kale hadii aad tagto xarunta dawlada hoose ee hargaysa waxaad arkaysaa dadwayne tuban barxada hore ee dawlada hoose kuwaasi oo la meel uu maray maayirkii ay soo doorteen oo XARUN KA DHIGTAY QASRIGA MADAXTOOYADA. dadka aqoonta dheer u leh maayir soltelco ay sheegeen in aanu aqoon u lahayn shaqadani .....,,,,,,,,,

Weriye Bedri kozar Maxamud
Hargeysa Somaliland