Daawo: Wikileaks Oo Soo Bandhigtay Faylashii Walaa;ada Sirdoonka Maraykanka Ee CIA-du Basaastay Iyo Aaladaha Ay Daba Galka Dunida U Adeegsato.

0
Thursday March 09, 2017 - 13:36:31 in by salman abdi
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wikileaks Oo Soo Bandhigtay Faylashii Walaa;ada Sirdoonka Maraykanka Ee CIA-du Basaastay Iyo Aaladaha Ay Daba Galka Dunida U Adeegsato.

    habakada Wikileaks ayaa baahisay kumanaan fay loo sirta wakaalada Sirdoonka Maraykanka ee CIA-du, xaday ama dabo galka ku samaysay iyo aaladaha ay wax ku basaasto noocyada ay kala yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

habakada Wikileaks ayaa baahisay kumanaan fay loo sirta wakaalada Sirdoonka Maraykanka ee CIA-du, xaday ama dabo galka ku samaysay iyo aaladaha ay wax ku basaasto noocyada ay kala yihiin. Shabakada Wikileaks ayaa baahisay kumanaan fay loo sirta wakaalada Sirdoonka Maraykanka ee CIA-du, xaday ama dabo galka ku samaysay iyo aaladaha ay wax ku basaasto noocyada ay kala yihiin.

Shabakada Wikileaks ayaa qaybahan ay baahisay ugu magac dartay, Vault 7, waxaana ku lamaan aaladaha elegtarooniga ee shirkadaha dunida farsameeyaan ee CIA-du wax ku basaasto, qabka ay u adeegsato iyo qunsuliyada Maraykanku ku leeyahay Jarmalka oo ah xarunta ugu wayn ee Yurub laga basaaso.