Tacsi ku socota Qoyska iyo Asxaabta uu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)

0
Thursday July 03, 2014 - 21:31:54 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi ku socota Qoyska iyo Asxaabta uu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)

    Maamulka Guud ee Shabakada Caynaba News waxay tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtiiuu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Guud ee Shabakada Caynaba News waxay tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtiiuu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)

Maamulka Guud ee Shabakada Caynaba News waxay tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Khalid Mohamoud Jimcaale (Xaramayn)  oo habeenkii xalay ku geeriyooday magalada doha ee xarunta dalka Qatar Marxuunka oo aymahanba lagu dabiibayay hospital ku yaal magada Doha

Dhamaan maamulka guud iyo hawulwadeenada shabakada caynabanews waxay Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiqa ka siiyo.  Aaaaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaamin