War Deg Deg ah: Suxufi Khadar Hanad oo lagu Xidhay Berbera

0
Sunday March 12, 2017 - 11:41:08 in by salman abdi
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Suxufi Khadar Hanad oo lagu Xidhay Berbera

    Wariye Khadar Cabdirisaaq oo kamid wariyayaasha shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews uga soo warama Gobolka Togdheer magaala Madaxdiisa Burco ayaa lagu xidhay magaalada Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Khadar Cabdirisaaq oo kamid wariyayaasha shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews uga soo warama Gobolka Togdheer magaala Madaxdiisa Burco ayaa lagu xidhay magaalada Berbera.

Wariyaha ayaa isaga oo safar shaqo ku tagay Berbera lakulmay mudaharaad ay samaynayeen shaqaalaha dekada Berbera, kabacdina isku dayay in uu wax ka waydiiyo dadkii mudaharaadayay waxyaabaha ay ka cabanayaan ee mudaharaadka ku kalifay. Sida uu khadka telifoonka noogu sheegay isagoo ku xidhan saldhiga ku dhexyaal dekada Berbera.

 

Ciidamada booliska ee magaalada berbera oo soo gaadhay goobta uu mudaharaadku ka socday ayaa qabtay wariye Khadar oo xidhay

Warkan oo faahfaahsan Goordhaw Kala Soco Afkashacabka.com Haddii ALLA Yidhaa.