Daraasad Ku Saabsan Dhalinyarada WQ: Mukhtaar Mahamed Jama (M.Nadaara)

0
Friday July 04, 2014 - 14:56:34 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daraasad Ku Saabsan Dhalinyarada WQ: Mukhtaar Mahamed Jama (M.Nadaara)

    Daraasad Cusub: Lixda Qodob Ee Dhalinyarada Ugu Samaynta badan 3 Sano Ee Ugu Dambeeyaay iyo Mooganaanta Dhalinta…Bal iska Eeg inaad leedahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daraasad Cusub: Lixda Qodob Ee Dhalinyarada Ugu Samaynta badan 3 Sano Ee Ugu Dambeeyaay iyo Mooganaanta Dhalinta…Bal iska Eeg inaad leedahay.



Bulshayahaywaxaad ogaanaysaa markasta oo aad waxa baadho,waxyaalo badan ,oo aad is leedahay ,waxay ku haboonyihiin ,in laga hadlo ,oo laga baraarujiyo,bulshada si ay uga Digtoonadaan ,walalyaal ,ummada afka soomliga ku hadashay,waxaa awal hore laynoogu,canaanjiray ,umada aan Mustaqbal,iyo horumar samayn ,ama Cay ,Ha ahaato,ama dhabe ,laakiin ,maanta waxaa iyana jira qodobo,Aafeeyaay Dhalinteenii,oo aha halka Qaran ,walba,Quruun,walba ,ay ka dhaqaaqdo,waayo ,sidaad wada ogtihiin ,Dhalintu,Waa Horumarka,bulshada,Waa Hanaqaadka,bulshada,Waa Calanka ,Bulshada,Waa Quruxada bulshada ,Waa Qiimaha ,bulshada ,waa Qaayaha ,bulshada ,Waana muraayada bulshada,xalka oo halkaa maraya ,iyo Marxalada oo halkaa ,Ceegaagaysa ,waxaan mudo badan oo gaadhaysa saddexe sano iyo Saddex cisho ,aan baadhaayaay Qodobo aafeeyaay ,dhalinyaradeena ,Qodobadaasi,waxay isugu soo Urureen Lix –Qodob,oo aan is idhi ,malaha haday Qodobadaa ,iska ilaaliyaan ,waxay Gaadhaayaan ,Guul ,Guusha ,Ugu Qiimaha iyo Qaayaha badan.


Runtii markaan leeyaahay waxbaan ,baadhayaay igumay dhalan ,inaan ,maqaalkan ,aan markeliya aan is idhi qor laakiin ,waxaan ubaxay ,Duhur ,waxaan u Galab ,caraabay Galab ,Waxaan U Guday Habeen ,Oo aan fadhiga ,iyo Talaabadaba ,ku badiyaay Goobaahaan ,islaahaa, waxaad ka helaysaa Xog ku saabsan ,Waxaan Gacanta Bidix-Ku siday Buug u gaara Qodobadaa ,Waxaan Gacanta Midig ku siday ,Qalimaan ,ka koobnaa Saddex-Qalin,oo kala ahaa 1-Casaan ,2-Madaw-3-Qalin dheerada ,oo aan ku magacaabay ,Qalinka Gurmadka Deg-Degaa,si ,hadii uu ka kale iiga joojiyo ,aan ula soo baxo,halkaan  ,qof ku odhaanlahaa Qalinkaaga ii dhiib ,waxba yanaan Hadalka idinku badin,indhahana aanan idin daaline ,Maskaxadana ,aanan idinka Caajise,Lacagta ,internet-kana anaan idinku badine ,aan gudo,galo qodoba,oo aan u kala qaadi –doona laba isku raran ,ama aan ka kala dhigidoono,laba jeer ,waayo,waxaa fiican waxa ,lakala fahmo,si step— stepa – aayar-aayar,fadlan ,waxaan ka codsanayaa qof kastoo ,akhriya ,Bal iswaydii su,aalahanL1)Madhabaa su,aalahani? 2)Adigu ma leedahay? 3)Miyaad wada leedahay mise Badh ayaad leedahay? 4)Saaxiibkaa ,maleeyahay ,ma dhaamaan mise badh?5)Maxaan iskaga Dayn,karaa ?6)mise iskama daynkaro?7)Nolashaa –la qabsatay? 8)Cid I caawisaanaan haysan?9)Yaa icaawinkara?10)Cidna&Cid.

Runtii ,waxaan kuugu laasiminayaan su,aalahan,waayo,haadad Jawaab aad u hesho,waxaad Jawaab ,u helidoontaa ,Su,aalo badan ,oo maskaxada,Maankaaga ,Miyirkaaga,Maalkaaga,Muraadkaaga,Muhimadaada,Mawqifkaaga ,ka Guuxaya ,ama ,aad doonaysa inay kaga fekerto,hadaba ,yaanaan,dheerayn wadad idiin gaynaysa Qodobadaase ,waxaan Qoraalkan ,ku sharixidoonaa Saddexda Qodob Ee Ugu horeeya Waana sidan ,Ee Maskaxda Fur,Iska Caabintii Soomlidana ,iska saar Ee ahayd ma Intan Ayuu Manta oodhan ,Usoo Araar Aaranaayaay, Aar intaa waan Naqaanaaye ,ama Naa intaa waan Aqaanaaye ,Muu waxa kale ,ka hadlo,Had intaasi waxay iga Qabtaa Qarash,Badan Qiimo ,badan,Wakhti badan,Ee,u fiirso Qodobada,Qaybta 1aad:

Qodobka Kobaad:Fadhi-Yuurur;-Macanaha Fadhi-dheer oo lagu Qaato ,Goobaha Laga SHaaheeyo,oo bilaa xisaaba 6:00-Ka 6:00.

Qodobka labaad:Tahriib&Qalbi ka tahriib:-Halkaasi waa laba ,oo waa mid tahariibay,Mid Qalbi ka tahriibay ,oo dhawaan ,tegaya waxna Urursanaaya,Mid kaloo Qarash-wayaay oo la yidhaah(Qalbi Qoomamo)

Qodobka Sadexaad:-Jacayl Aan dhamaanayn:-Heblaay –Heblaay ,waan ku jecelahay —-Ee adna ,Waan ku jecelahay 12:00-12:00 Xiligaa waa u hadal ,Waa Jacayl ,bilaa shaqaa,milaa Mustaqbala,Bilaa Rejaa ,Bilaa Mawqifa ,Bilaa Hamiya .

Intaas ayaan ku joojinayaa Runtii hadaan sii sharaxo aad ayad u fahmaysaan Ee Qaraalka Danbe ayaan ku sharaxayaa ee manta waa iga intaa ee fadlan ii soo sheega sidaad u aragtaan waa iga codsi email ,iyo mobilba ,wanad mahadsantihiin ,Hablo ,iyo Inaaba ,Saddaxada Qodob Ee kalana ,way ku daba jiraan ee iyana iska eeg inaad leedahay.laso Qaybta 2-3-4-5aad.






Waxa Diyaariyey: 

Mukhtaar Mahamed Jama (M.Nadaara)

Mobile:0634431347

Burco/Somaliland

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com 

Mobil: 0634431347