Booliska Dalka Spain Oo Qabtay Moos Faalso Ah Oo Daroogo Laga Soo Buuxiyay

0
Tuesday March 28, 2017 - 11:10:39 in
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Dalka Spain Oo Qabtay Moos Faalso Ah Oo Daroogo Laga Soo Buuxiyay

    Booliska Dalka Spain Oo Qabtay Moos Faalso Ah Oo Daroogo Laga Soo Buuxiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Dalka Spain Oo Qabtay Moos Faalso Ah Oo Daroogo Laga Soo Buuxiyay Booliska Dalka Spain Oo Qabtay Moos Faalso Ah Oo Daroogo Laga Soo Buuxiyay

Booliska Guardia Civil ee dalkaasi Spain ayaa qabtay kartoon ay ku jiyaan 57 xabo oo moos faalso ah oo laga soo buuxiyay 7-kiilo oo daroogada loo yaqaan Kokain-ta.

Sidoo kale booliska ayaa iyaga oo ku gudo jira baaristooda waxa ay heleen 10 kiilo oo daroogo horleh taas oo ku jirtay gartoonno ay ku jiraan moos dhab ah.

Falkan ayaa waxaa loo xiray labo nin oo u kala dhashay waddamada Talyaaniga iyo Spain, kuwaas oo laga soo kala qabtay magaalooyinkaValencia og Malaga.