War Deg Deg ah: Komishanka Dooroshooyinka Oo Ku Dhawaaqay Tirada Gobolada Iska Diiwangelisay

0
Tuesday March 28, 2017 - 11:16:55 in
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Komishanka Dooroshooyinka Oo Ku Dhawaaqay Tirada Gobolada Iska Diiwangelisay

    Komishanka Dooroshooyinka Oo Ku Dhawaaqay Tirada Gobolada Iska Diiwangelisay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Dooroshooyinka Oo Ku Dhawaaqay Tirada Gobolada Iska Diiwangelisay Komishanka doorashooyinka JSL ayaa ku dhawaaqay Tirada guud ee codbixiyayaasha isdiiwaangaliyay si ay u codeeyaan oo dhan 873,331


Hargeisa (BurcoOnline) 28.03.2017 Komishanka doorashooyinka JSL ayaa ku dhawaaqay Tirada guud ee codbixiyayaasha isdiiwaangaliyay si ay u codeeyaan oo dhan 873,331 (sideed boqol todobaatan iyo saddex kun saddex boqol iyo sodon iyo kaw).

Komishanka ayaa sheegay in dadka codayn doonaa ay noqonayaa tirada qaadata kaadhadhka codbixinta ee oo la bilaabi doono 29/4/2017, iyada oo laga bilaabaayo Gobolada Awdal iyo Saaxil.

Tirada Gobolada waa sidan hoos ku qoran

 

Gobolka Maroodijeex: 312, 364 Qof
Gobolka Saaxil: 78,842 Qof.
Gobolka Togdheer: 178,506 Qof.
Gobolka Sool: 71,096 Qof.
Gobolka Sanaag: 85,222 Qof.
Gobolka Awdal: 147,031 Qof.

 

Wadarta guud ee dadka isdiiwaan galiyay guud ahaan Somaliland ayaa ah : 873,331 Qof.