Xulka Holland oo Rikoodha-yaal Kaga Badiyay Xulka Costa Rico Una Gudbay wareega 4aad Ee Ciyaaraha Aduunka.

0
Sunday July 06, 2014 - 12:00:36 in by Super Admin
  • Visits: 1314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Holland oo Rikoodha-yaal Kaga Badiyay Xulka Costa Rico Una Gudbay wareega 4aad Ee Ciyaaraha Aduunka.

    Holland ayaa la ciyaartay xulka costa rica ee soo reebay england italy iyo urguay. Kulanka labada xul ee holland iyo costa rica ayaa ah mid loogu tartamaayo wareega 4aad ee koobka aduunka oo dalka badiyaa u gudbi doono semi finalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Holland ayaa la ciyaartay xulka costa rica ee soo reebay england italy iyo urguay. Kulanka labada xul ee holland iyo costa rica ayaa ah mid loogu tartamaayo wareega 4aad ee koobka aduunka oo dalka badiyaa u gudbi doono semi finalka.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa waxay ku bilaamtay difaac iyo ismarin waa waxaana dhowr jaanis helay xulka holland lakiin waxaan yaba dab yar jireen xulka cosa rica oo aad moodaysay inay si fiican isu difaceen.

45daqiiqo oo hore ayaa ku soo dhamaaday laguna kala nastay 0-0.

Qaybii danbe ee ciyaarta ayaa laysu soo noqday waxaana labada dalba ee holland iyo costa rica raadinayaan dariiq ay ku badiyaan oo goolal ku dhaliyaan.

Gool hayaha costa rica Navas ayaa waxaa uu ka ciyaaray qayb wayn kubad badbadinta ciyaaraha koobka aduun ee ay la soo ciyaareen dalaka kale iyo caawaba. A Roben ayaa isna ah laacibka aadka u dheereya ee u ciyaaraya caaawa holland waxaanu soo garaacay dalkii haytsay koobka aduunka ee spain.
Qaybtii danbe ee ciyaarta ayaa laysu soo noqday , labad waxaana ay heleen holland jaanisyo badan lakiin kama ay faaidaysan.

Costa rica ayaa yaduna heshay labada sadex jaanis lakiin ma ay noqon wax gool ah ciyaarta ayaa 90 daqiiqo dhamaatay waxaana lagu daray 30 daqiiqo.

Wakhtigii lagu daray ee 30 daqiiqo ayaa ku dhamaaday gool la'aan waxayna ciyaartu ku dhamaatay 0-0.
Ciyaarta ayaaa laga dhigay rikoodhayaal waxayna holland badashay gool haya oo badbaadiyay 2 gool oo ay ku laateen costa rica.

Holland ayaa sidaa ugu soo baxday wareegii 4aad ee semi finalka waxyna la ciyaari doonta xulka argentina oo ka badiyaa u gudbi doono labada kooxod ee kala qaadi doona koobka aduunka 2014.

Costa rica ayaa ah dal aad u yar iyo dad yar lakiin xulka ayaa sameeyay dadaal ay kusoo gaadhan wareega 8aad ee ciyaaraha aduunka wayna dadaaleen caaaawa lakiin nasiibka ayaa diiday markii ay ciyaartu tagtay rokoodhayaal.


Afkashacabka.com / Cayaaraha
Contact@afkashacabka.com