Wadahadaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Lagu Soo Gabo-gabeeyay Dalka Jabuuti Iyo Qodobada Ka Soo Baxay.

0
Thursday March 30, 2017 - 15:40:23 in by salman abdi
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadahadaladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Oo Lagu Soo Gabo-gabeeyay Dalka Jabuuti Iyo Qodobada Ka Soo Baxay.

    Wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Khaatumo ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, Waxaa laysla qaatay in....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadahadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Khaatumo ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti, Waxaa laysla qaatay in....

 laga wadashaqeeyo nabadaynta gaar ahaana beelaha Qayaad iyo Bahararsame lana taageero guddiga arrintaasi ku hawlan sidoo kale in layska kaashado gurmadka abaaraha iyo xoojinta nabada.

Sidoo kale waxaa lays ku afgartay guddi farsamo soo soo diyaarinaysa shirkan ka xiga halka lagu qaban doono iyo ajandihiisa.

Heshiiska waxaa saxeexay Wasiirul dowladaha Arrimaha dibada Somaliland iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Khatumo.