Deg Deg;Mid Kamid Jamacadaha Magaalada Burao Oo Hada Magacii Laga Badalay Iyo Moognaanta Wasarad Waxbarashada + Sababta Magaca Looga Bdalay+sawiro

0
Thursday March 30, 2017 - 20:43:46 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Mid Kamid Jamacadaha Magaalada Burao Oo Hada Magacii Laga Badalay Iyo Moognaanta Wasarad Waxbarashada + Sababta Magaca Looga Bdalay+sawiro

    Burco(AFKA);Mid Kamid Jamacadaha Magaalada Burao Oo Hada Magacii Laga Badalay Iyo Moognaanta Wasarad Waxbarashada + Sababta Magaca Looga Bdalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Mid Kamid Jamacadaha Magaalada Burao Oo Hada Magacii Laga Badalay Iyo Moognaanta Wasarad Waxbarashada + Sababta Magaca Looga Bdalay.

War Deg Deg Ah Mid Kamid Jamacadaha Magaalada Burao Oo Hada Magacii Laga Badalay Iyo Moognaanta Wasarad Waxbarashada + Sababta Magaca Looga Bedalay. mid kamid ah jaamacadaha magaalada burao oo hada lagu dhawaaqay in Gabi ahaanba Laga Badalay Magacii Jaamacada
Jamacadan ayaa Horay waxa loo odhan jiray Adis universality.
jamacada ayaa horay waxa ay uga diwaan gashaynayd jamacada ku taala dalka ethiopia.
ilahaa hada ma cada waxa looga badalay magaca sababta keentay in sida deg deg ah ee jamacada magac looga badelay ayaa ilaa hada caday
sidoo kale jamacada ayaa hayd jamacadaha ugu dadka badan
waxaana sanadi danbe ka baxay arday tiro badan
ila xogagaal ah oo lagu kal soonan karo ayaa noo xaqiijiyay in ay jamacadu buuxin wayday shuruudihii jamacada ee ay shurkada ku ahaayen jaamacada dalka ethiopia..
sidaa daraadee waxaa laga badalay jaamacada magacii ee ay kaga diwaan gashanay Dalka Aan Jaarka Nahay ee Ethiopia
waxaana loo bixiyay jamacada magac cusub oo la yidhaado togdheer international Unversity
waalidiinta ay u dhigtaan ardayda ayaa waxa ay la soo xidhiidhen warbaahinta oo u sheegay in ay jaamacada ay u dhigan jireen ubadkooda oo mar kaliya isku badashay jaamacad kale xukuumada in ay jaamacada sida ugu dhaqsaha badan waxa uga qabato


masuuliyiinta jaamacada ayaa hada waxa ay dhalinyarada jaamacada ugu qabanaysaa xaflada ay ku shaacinayaan in ay iska badaleen magacii hore