Madaxweynaha Somaliland Oo ShacabKa Tacsi Yadeeyay Geerida Marxuum Cabdikariin Xaashi Cilmi.

Xuseen Aadan Cige (Deyr)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Agaasimihii guud ee wasaaradda Gashaandhiga Somaliland, Marxuum Mujaahid Cabdikariim Xaashi Cilmi oo caawa (30/03/2017) ku geeriyooday Dalka Hindia oo uu xaalad caafimaad u joogay marxuumku maalmahan.