Neef Orgi Ah Oo Lagu Iibiyay Qiime Dhan 50 Kun Oo Dollar.

0 in by Burco Office
  • Visits: 479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neef Orgi Ah Oo Lagu Iibiyay Qiime Dhan 50 Kun Oo Dollar.

    Neef Orgi Ah Oo Lagu Iibiyay Qiime Dhan 50 Kun Oo Dollar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Neef Orgi Ah Oo Lagu Iibiyay Qiime Dhan 50 Kun Oo Dollar.

Dalka Sucuudiga ayaa waxa had iyo jeer aad looga xiiseeyaa dhaqashada iyo iibsashada xoolaha kala duwan, balse iib aan hore loogu arag dalkaasi ayaa lagu kala iibsaday hal Orgi.


Dhacdadan ka hor waxa lasoo bandhigay diig lagu iibinayay lacag dhan 20 kun oo Dollar, waxa kale oo aad u layaab badnaa in isla goobtii lagu soo bandhigay Neef Orgi ah oo loogu tallo galay in lagu Iibiyo lacag dhan 185 kun oo Riyaal oo u dhiganta 50 kun oo dollar, arrintan aadka u layaabka badan ayaa waxa aad uga soo hor jeedsaday dad badan oo ku nool dalkaasi Sucuudiga, waxaanay sheegeen in aad loogu tallax tagay qiimaha lagu kala iibsanayo xoolahan oo ah mid aad u xad dhaaf ah.