
FIFA MAXAY KA TIRI RACFAANKII XIRIIRKA KUBADA CAGTA BRAZIL IYO DHACDADII UU ZUNIGA KU DHAAWACAY NEYMAR?
Brazil Neymar sidoo kale wuxuu ka soo jawaabay racfaankii xiriirka kubada cagta Brazil ay ka gudbiyeen kaarkii Kabtan Thiago Silva.
FIFA ayaa u sheegtay xiriirka kubada cagta Brazil inay ixtiraamaan sharciga kubadda cagta waxayna si rasmi ah u soo diideen racfaan kii ay Brazil ka qaadan laheed ganaaxa uu kabtan Thiago Silva ku seegayo kulanka habeen danbe ee Germany.
Waxaana soo baxaya inuu hogaamin doono qaranka Brazil laacib kii hore ee kooxda Chelsea David Luiz kulanka ay ka horjeedaan qaranka Germnay Semi Final-ka koobka adduunka.
Dhanka kale FIFA ayaa sheegtay in Zuniga uusan mudnayn in lagu ganaaxo dhaawicii uu u gaystay Neymar maadama laacib kaan uusan si ku talo gal ah u dhaawicin laacib ka xulka qaranka Brazil
Afkashacabka.com / cayaaraha
Contact@afkashacabka.com
FIFA MAXAY KA TIRI RACFAANKII XIRIIRKA KUBADA CAGTA BRAZIL IYO DHACDADII UU ZUNIGA KU DHAAWACAY NEYMAR?
Xiriirka kubada cagta adduunka ee FIFA ayaa si rasmi ah war uga soo saaray dhacdadii uu Zuniga ku dhaawacay laacibka xulka qaranka