Xero Qaxoonti Oo Ku Taalla Waddanka Faransiiska Oo Uu Dab Burburiyay.

0
Tuesday April 11, 2017 - 10:40:10 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xero Qaxoonti Oo Ku Taalla Waddanka Faransiiska Oo Uu Dab Burburiyay.

    Xero Qaxoonti Oo Ku Taalla Waddanka Faransiiska Oo Uu Dab dab qabsaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xero Qaxoonti Oo Ku Taalla Waddanka Faransiiska Oo Uu Dab dab qabsaday.

Waxaa gebi ahaan gubatay Xerada qaxootiga dhisteen ee Grande-Synthe oo ku taal duleedka magaalada Dunkirk, waqooyiga dalka France.


Dabkan xalay burburiyey ayaa la sheegay inuu goobtaasi ka dhashay kadib dagaal dhexmaray Qaxootiga halkaasi ku sugan gaar ahaan kuwa kasoo jeeda dalka Afghanistan iyo Kurdida.

Gacan ka hadalka halkaasi ka dhacay ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen ugu yaraan lix qof oo qaarkood lagu weeraray mindiyo.

Ciidamada dab damiska ayaa sheegay in dabka la damiyey habeenimadii xalay, balse ay gebi ahaan burbureen guryihii macmalka ahaa oo ay gacantooda ku dhisteen qaxootiga halkaasi ku nool.