Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Somali Ah Oo Markii Ugu Horaysay La Arkay Isaga Oo Dharkiisa Goob Fagaare Ah Ku Qasalaya+Halka Uu Xukumo Iyo Sababta Ku Keliftay

0 in by Burco Office
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Somali Ah Oo Markii Ugu Horaysay La Arkay Isaga Oo Dharkiisa Goob Fagaare Ah Ku Qasalaya+Halka Uu Xukumo Iyo Sababta Ku Keliftay

    Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Somali Ah Oo Markii Ugu Horaysay La Arkay Isaga Oo Dharkiisa Goob Fagaare Ah Ku Qasalaya+Halka Uu Xukumo Iyo Sababta Ku Keliftay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Somali Ah Oo Markii Ugu Horaysay La Arkay Isaga Oo Dharkiisa Goob Fagaare Ah Ku Qasalaya+Halka Uu Xukumo Iyo Sababta Ku Keliftay Todobaadka.Markii Ugu Horaysay Oo La Arko Madaxweyne Somaliyeed Oo Dharkiisa Maydhaaya+Halka Uu Xukumo Iyo Sababta Ku Kelifay
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itobiya,Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Safar Qaatay Mudo Labo Todobaada Waxuu Ku Maray Qaar Ka Mida Gobolada DDSI,Madaxweynaha Ayaa Booqday Goobaha Ay Degan Yihiin Dadka Reer Guuraaga Ah Ee Abaartu Saamaysay,Hadaba Intuu Madaxweynaha Dawlad Deegaanku Ku Jiray Safarkaasi Ayaa Laga Qabtay Muuqaalo Iyo Sawiro Cajiib,

Madaxweynaha DDSI Ayaa Intuu Ku Jiray Safarkaasi Waxaa La Arkay Isaga Oo Meel Geed Hoostiiya Ku Dhaqaaya Dharkuu Xidhna Kuwaas Oo Uu Xidhna Mudo Labo Todobaada Oo Uu Ku Jiray Safar,Madaxweynaha Ayaa Ku Xaragoonaayay Inuu Gacantiisa Ku Maydho Dharka Uu Xidhan Yahay,IIyada Oo La Arkaayay Inaanay Ku Jirin Wax Isla Weyni Iyo Qab Ahi,Arintan Ayaa Noqotay Mid Cajiiba Oo Soo Jiitay Indhaha Bulshada Maadama Oo Aanay Arag Madaxweyne Isagu Dharkiisa Qasaalaya,

 

Balse Ay Arki Jireen Madaxweyne Isku Soo Sawira Diyaarad Iyo Meelo Qurxoon Oo Indhaha U Roon,Waxaanu Sawirkani Saas Ku Noqday Sawirkii Todobaadka

Image may contain: one or more people, table and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, child, outdoor and nature
Image may contain: 1 person, standing, child, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, table and outdoor