Meherkii Qarniga iyo Saaka, Boqorka Axmed Xiis Cabdi (Ducaysane) iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Maxamud + Daawo Heesta an u so xulnay Lammaanaha

0
Friday July 11, 2014 - 13:45:48 in by Super Admin
  • Visits: 2746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meherkii Qarniga iyo Saaka, Boqorka Axmed Xiis Cabdi (Ducaysane) iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Maxamud + Daawo Heesta an u so xulnay Lammaanaha

    Meherkii Qarniga oo saaka ka Dahacay Hotel City Palaza la iskuna siiyey Lammanaha is calmaday Waa Boqorka Axmed Xiis Cabdi Ducaysane Hiis Abdi iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Maxamud waxa ka soo qaybgalay Kana hadlay oo kelmado Duco iyo waano ba isugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Meherkii Qarniga oo saaka ka Dahacay Hotel City Palaza la iskuna siiyey Lammanaha is calmaday Waa Boqorka Axmed Xiis Cabdi Ducaysane Hiis Abdi iyo Marwadiisa Nimco Cabdi Maxamud waxa ka soo qaybgalay Kana hadlay oo kelmado Duco iyo waano ba isugu jirtay ka so jediyey Odayaal ka kala socday Labada dhinac, Maayarkii hore Burco Maxmed Diriye Xayd Dibjir, Guddomiyaha Beelaha Hyonis Xasan Xuseen, Ugaaska Dhalinyarada Somaliland Nagiib Faysal , Xildhiban Abdirashid farax cali gacanlow iyo Maayarkuxigenka Burco Muxumad xasan jamac Xoday, Dhalinyarada Aqonyahanka ah ee Gobolka, Ururada Bulshada, Naadiga akhriska Halkaran, Guddiga Jamacadda Burco, iyo Bahda Saxaafadda.

Haddaba Waxa halkan Lammaanah Yagleelay Qoyskaasi Cusub Hambalyo uga diraya

Dhammaanba Ardayda Jamacadda Burco iyo Guddiga Ardayda ee Jamacaddaasi
Dhammaan Macaliminta iyo Maamulka Jaamacadda Burco
Dhammaan , Ardayda Macaliminta iyo Maamulka Dugsiga Horyaal School
Dhammaan Dhalinyarada Ururuada Kala Duwan ee SYNA, AKMO, ATVO, HALKARAAN iyo Qaar kalo badan
Dhammaan Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Gobolka Togdheer
Dhammaan Dhalinyarada Bahda Saxaafadda ee Gobolka Togdheer
iyo Dhammaan Dhalinyarada Ganacsatada ah ee Gobolka Togdheer

Waxay leeyihiin Noqda labadii isku Waara, isku raaxaysta, jacayl nolosha ku dhammaysta, ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aaamiiin Aaamiiiin