Cajiib??!!Cajiib?Magaalada Burco,waxaa ku sii badanaya ,Maqaaxiyaha laguQayilo,Waxana Sii Dabar Go-aaya Malcaamadihii Quraanka iyo cida Eedaleh?bal eeg cidaytahay?Qabtii-2aad.Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara).

0
Friday July 11, 2014 - 18:03:48 in by Super Admin
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cajiib??!!Cajiib?Magaalada Burco,waxaa ku sii badanaya ,Maqaaxiyaha laguQayilo,Waxana Sii Dabar Go-aaya Malcaamadihii Quraanka iyo cida Eedaleh?bal eeg cidaytahay?Qabtii-2aad.Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara).

    Aduunyadan ay ku noolnahay Qof-walba Qaran walba ,Qiima kasta waxa uu ku leeyahay ,In la ilaashado,Diintiisa,lkn,inagu,waa Dabar go,aynaa.hadi….

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aduunyadan ay ku noolnahay Qof-walba Qaran walba ,Qiima kasta waxa uu ku leeyahay ,In la ilaashado,Diintiisa,lkn,inagu,waa Dabar go,aynaa.hadi….


Ugu horayn waxaa Aamaan aan la soo koobi Karin iska leh AALLAH (SWC) kadib waxaan Soodhawayn kalgacayleed mudan Akhristayaasha,gaaraahaan  kuwa xiiseeya maqaaladayda ,kuna niyad san ,intaa ka dib waxaan Dhawaan Maqaal hore –kaga hadalanay  halkay marayso ,marxalada Malcaamadihii-iyo Maqaaxiyihii,hadaba su,aal ayaa is waydiin mudan oo aha ,maxaa kala galay Maqaaxi? iyo malcaamad? waatan Qeexidu?:

1)Qeexida-Malcaamad: Waa Boos lagu fidiyo Aaasaaska Diinteenan ,Macaaan,Qiimaah Iyo qaayaaha Mudan ,inaguna Rida wadaada inaynu noqono Daaciyaal ,Uhiiliya Diintooda,Gartana ,Sifaadka,Allahood,Kalana ,Sooca ,Diinteena Qaaligaa Ee Furqaan ,iyo Diimaha Macmalkaa Ee la dhoodhoobay,iwm.

2)Maqaaxi:-Waxa weeyaan Meel lagu qayli-lagu sigaareeyo-lagu Afxumo Barto-Lagu habsaamo-lagu Dhaqan bedelmo-Lagu Diin bedelmo-Lagu Damiir-beelo,Lagu Xishood beelo,Lagu Maskax bedelmo,taas oo loo baahanyahay ,inay dhalinteenu ogaato,markaas maaxaad maqaaxiyaaha u beegsatay ,hadaba maxaqiyuhu iskuma jiraan Waa Qaar wcn Qaar Qun.

Kuwan xun:-Waa kuma calaamadahanle-1Waxaa loo diyaariyaay meel lagu qayilo 2-Waxaa hor aha Kabadh yar oo xun ,Iyo Shaahyar oo lagu iibiyo –oo kala ah sadex shah a)Bigays Khafiifa,B)Bigays caanoole-C)Iyo caanoole ,caadiya.

Waxay kaloo can ku tahay Hablo reer dhaleen oo Rag dhex-qaadaya ,waar waxaas ma diinteena Qortay ,maya ,Ma dhaqankeena ,ina tusaaya ,Maya ,iyadoy sidaas tahay ayaa hadna waxaa lagu wada bedalay,goobihii wacnaa ee ay malcaamaduhu ka dhisnaanjireen ,Horta sidaas ayaan u sudhmay una sheegayaa ,markaas ma inta la socday la socday ,ayaa Malcaamad lagu bedalay Maqaaxiyad waar/naa – ilaahay ka baqa  oo hayna rogina meel kasta oo wanaagsan waxaa iska leh ALLAH ,in lagu bartoDiintiisa .

Ma runtaybaa/ma beentaybaa:-bal is waydii ma inagaa dhaqan ulahayn meelo /Marfashiyo ,Habluhu –Soo fadhiistaan ,iyo Raxaan raga oo daba fadhiisata maya ,maya waxaasi waa ceeb waana dhaqan bedal,waaana ,aaayo xumo,waana ,Diin dumis ,Daldumis,ee markaa aynu ilaahay ka baqno,beryihii hore/beryihii dhawaydba,Miyaanay malcaamaduhu ku badnayayn burao soomalilnd   imikana boqolkiiba waa 10%  Car ka hadla dhexe bulshada haday beentay tahay ‘’Horaa loo yidhi fule xantii ma moogana,, markaa reer burao way is ogyihiin inay baabeen ,oo dhaqan guureen,imikay odhanayaan wuu caytmayaan ,ileen ceebtayada maahee waa caadadayada ,iska caabinta madhaniye .

Sida Kor loogu Qaadi karo Malcaamadaha Quraanka.

1)In la fahmo macanaha Quraanka,Sida heesahaba loo fahmay Ee Carwo miidhan loo furtay ,memory-kastana laguugu buuxinayo.

2)Inay Culumadu ka hadasho,Faa-ida Malcaamadaha ,iyo waxa  dhicikara hadii la waayo Malcaamad quraan .

3)Inay wadaada Qudhoodu ,iska daayaan Koox-kooxda ,Qaybo badan oo ay Qaban lahaayeen hoos u dhigtay,malcaamadasi waa koox hebel,caruurta,ka ilaliya,oo xagaan geyaa hadaa,macalin ayaan kuu keenayaaye ,guriga ugu qabo,waar sxb guri halkana ayaan doonayaa inaad macalin ka noqoto,si aan loo gayn ,malcaamada Qoladan kale dee haye ,sidaas ayay yidhaahdan.

4)Inay Dawladu ka dayso,Daba galka ,sheikh kasta oo malcaamad furta,waayo?waxay ka qabtaa sas aha caruurtuu ,waxabuu ku shubayaa,waar hadalka ilaahay ayuu barayaa ‘’Amarkiinana,kii ilahay ayaa ka horeeyaay,oo yidhi caruruurtiina bara diinta.

5)Inay waalidiintu ka daayaan caruurtan ,ay ku bilaabayaan private-ka halkii Malcaamada lagu bilaabijiray.




Prepared:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara) 

Mobil:0634431347

Burao/Somaliland              

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com