War Deg Deg Ah Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday.

0
Friday May 12, 2017 - 14:31:45 in by Burco Office
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday.

    War Deg Deg Ah Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday.

War Deg Deg Ah Farmaajo Oo London Naxdin Kala Kulmay + Mudaharaado Sawiradiisa Lagu Gubay Iyo Jaaliyadii Ugu Badnayd Oo Isku Soo Baxday.
Magaalada London ee Ingiriiska waxa shalay iyo maanta ka socday Mudaharaado waawayn oo lagaga soo
horjeedo Hogaamiyaha Maamulka Xamar Maxamed Farmaajo oo lagu eedeeey qabyaalad aan gabasho lahayn.

Jaaliyadda Xamar u dhalatay ee London ku nool ayaa dibad baxyo baladhan ka hordhigay hotelka uu degan yahay Farmaajo kuwaasi
oo boodhadh waawayn ku cadeeyey in aanu ahayn nin dadka iyo dalka bad baadin kara.
Arimaha Saxaafadda dunidu sida wayn u qortay Ayaa ah in Jaaliyadu sawirkiisa dhulka dhigtay isla markaana lagu istaagay halka qaar
kalana la gubay taasi oo muujinaysa in aanay xurmo u ahayn shacabkani Madaxweynaha wadankooda xukuma.
Koox wasiiro ah oo la socotay Farmaajo ayaa kabash Kabash iyo kala carar ku dhacay iyada oo la sheegayo in khilaaf culusi ka dhex
qarxay Farmaajo iyo Yuusuf Garaad oo wasiirka arimaha dibadda ah isla markaana arintan lagu eedeeyey in ay tahay masuuliyadii la