Hambalyo Meherka Eng Axmed Faarax Bille iyo Marwadiisa Saynab Cali Cismaan X. Jama

0
Saturday July 12, 2014 - 17:57:57 in by Super Admin
  • Visits: 1410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meherka Eng Axmed Faarax Bille iyo Marwadiisa Saynab Cali Cismaan X. Jama

    Dhamaan Ehel Asxaab, Waxay Hanbalyo Meher Wacan u Dirayaan Labaanah Iscalmaday Calafkuna Isku Daray,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Ehel Asxaab, Waxay Hanbalyo Meher Wacan u Dirayaan Labaanah Iscalmaday Calafkuna Isku Daray,
Rabi haysu daayee waa Eng Ahmed Faarax Bile Iyo Marwadiisa Cusub Saynab Cali Cismaan X.Jama oo Meherkoodu ka qabsoomay Magalada Burco gaar ahaan Hotel Deero, Lamaanahan Calafku mideeyey, waxaa ay leeyihiin noqda labadii isku waree ubad khyer qaba.


Caaqil Xuseen Cismaan
Xasan Ayaanle Cileeye
Saleebaan Xasan Bile abshir ayaanle bile
Abwaan Cabdi Cara dhuub
Ismaaciil Ciise kaarshe
Yaasiin Siciid Cabdi
Faarax Diiriye Case
Siciid Axmed X cilmi
Maxamed Cilmi Xasan Shiine
Shaafici Saleeban Caamir
Saleeban Caynab Mire
Nuux Muuse Cadami
Cali Muuse Cali Xaga.

Labada wali maalinbay midowdaa kuna bahoobaan inay reer yagleenaan calafku iyo Nasiibku waxaa uu maanta is raaciyey Lamaane mudan Sharaf iyo karaamo, islamarkaana yagleelay Aqal kamida Aqalada Muslimiinta ee lagu soo hirto, Bulshada Islaamkaana kusoo koriyey qoys, Waa wax ilaahay loogu mahad naqaa.

Boqorka: Eng Axmed Faarax Bille
Boqorada:Marwo Saynab Cali Cismaan X. Jama

Baarakalaahu Laka Wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakumaa Filkhyer Aw Bilkhyer