Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Maanta Sirasmiya Ubilaabay Dhismaha Xarun Buugaagta Lagu keydin Doono Laguna Akhrisan Doono+Sawiro

0
Sunday July 13, 2014 - 00:22:05 in by Ankara Turkey
  • Visits: 995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Maanta Sirasmiya Ubilaabay Dhismaha Xarun Buugaagta Lagu keydin Doono Laguna Akhrisan Doono+Sawiro

    Berbera(Afkashacabka)-Maamulka Dawlada hoose ee Berbera ayaa manta sirasmiya ubilaabay dhismaha madxaf waxa lagu akhrisan doono oo ay yeelan doonto degmada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(Afkashacabka)-Maamulka Dawlada hoose ee Berbera ayaa manta sirasmiya ubilaabay dhismaha madxaf waxa lagu akhrisan doono oo ay yeelan doonto degmada Berbera

Madxafkan oo uu Madaxweynaha Somaliland dhagax dhigay bishii sagaalaad ee sanadkii dhamaaday ee 2013ka ayaa waxa dhismihiisa balan qaaday Gudoomiyaha golaha deeganka degmada berbera islamarkaana ubaneeyay dhulkii ku haboonaa ee laga dhisi lahaa maktabadaasi akhriska ee berberaDSC00630
Waxaana manta markiii bilaabayay dhsiamahaasi madxafka akhriska iyo keydinta buugaagta berbera kazoo qeyb galay Gudoomiyaha golaha deeganka berbera ahana maayarka Cabdishakuur maxamud Xassan(Cidin)gudoomiyaha gobolka Saaxil fahmi Cabdi Bidaar, Xoghayaha dawlada Hoose ee berbera xubno katirsan golaha deegaanka berbera iyo qaar kamida naadiyada akhriska berbera
Ugu horeyn waxa bilawga dhismahaasi faahfaahin ka bixiyay gudoomiyaha golaha deegaanka Berbera cabdishakuur Maxamud Xassan(Cidin)
Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo xubno kaloo katirsan haayadaha wadaniga ah ee Gobolka saaxil oo iyaga loo xilsaaray dhismaha madxafkaasi buugaagta akhriska lagu keydin doonoDSC00626DSC00622

DSC00628DSC00635
Ugu danbayntii ayaa waxa isaguna halkaasi hadal kazoo jediyay xamse Yuusuf Xoorxor oo kamida qurba joogta Gobolka Saaxil oo sheegay in uu balan qaadayo in uu maktabada ama madxafka akhriska berbera ugu deeqayo koonteenar buugaaga oo goobtaasi lagu akhrisan doono
Waa markii uhoreysay ee degmada berbera laga sameeyo goob buugaagta lagu keydiyo laguna akhrist’


Khaalid Hassan Kharash

Afkashacabka.com

Berbera/Office

Kharash_2007@hotmail.com