War Deg Deg Ah: Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhaxe Ee Magalada Burco Oo Ku Dhawacmay Hawgal Lagu Soo Qabqabanayay Dad Ka Ganacsanayay Khamriga

0
Wednesday May 31, 2017 - 19:26:46 in by Super Admin
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhaxe Ee Magalada Burco Oo Ku Dhawacmay Hawgal Lagu Soo Qabqabanayay Dad Ka Ganacsanayay Khamriga

    Ciidanka Booliska Ee Magalada Burco Oo U Hogaaminayay Madaxa Hawlgalinta Booliska Gobolka Togdheer Oo Wahelinayay Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Ayaa Hawlgal Ay Ugu Baxeen Shakhsiyaad La Sheegay Inay Ka Ganacsanayeen Mandooriyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Ee Magalada Burco Oo U Hogaaminayay Madaxa Hawlgalinta Booliska Gobolka Togdheer Oo Wahelinayay Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Ayaa Hawlgal Ay Ugu Baxeen Shakhsiyaad La Sheegay Inay Ka Ganacsanayeen Mandooriyaha Loo Yaqaano Khamriga Ayaa Sababay Dhawaca Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhexe Oo Xabadi Ka Dhacday Wadnaha Oo Wali Ku Jirtaa Xabadaasi.


Ragani Oo La Sheegay Inay Khamri Wadeen Ayaa Ciidanka Booliska Oo Guda Jira Qabashada Ragaasi Ayaa La Sheegay In Xabad Ay Soo Rideen Ay Haleeshay Taliye Ku XIgeenka Saldhiga Dhexe Ee Magalada Burco Taaso O oLagu Tacalayo Xaladiisa Cafimaad Cusbtaalka Burco,


Wariye Maxamed British Oo Ka Mida Wariyasha Ka Hawl Gala Shebakada Wararka Ee HadhwanaagNews Cusbitaalka Ayaa Sheegay Inay Xaaladuusu Caafimaad Culustahay Taliye Ku Xigeenka Saldhiga Dhexe Oo La Filayo In Hada Lagu Sameeyo Qaliin Dhanka Wadnaha Si Looga Soo Saro Xabada,

Waxii Warar Kasoo Kordha Kale Soco Shabakada Wararka Ee Afkashacabka.com



Sourse:HadhwanaagNews.com