" Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa.

0
Wednesday June 14, 2017 - 12:55:11 in by Burco Office
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa.

    " Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa. Hadh Iyo Habeenba Wa La Ii Soo Hanjabaa " …Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Sheegtay In Loo Soo Hanjabo Iyo Cida U Soo Hanjabeysa. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Dalka

Somaliya isla markaana hore u aheyd wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland ayaa sheegtay in dhaqanku yahay caqabada ugu adag ee haweenka Soomaalida ka hor taagan in ay ka qayb galaan siyaasada


 

 


Muddane Foosiya oo u warantay telefishanka Al Jazeera waxaa ay sheegtay in dumar badan ay rajo gashay markii ay noqotey wasiirka arimaha dibada Somaliya , waxaase ay sheegtay inay hadh iyo habeenba ay hesho fariimo hanjabaad ah


"Hadh iyo habeenba wa la ii soo hanjabaa , Haa way dhacdaa lakiin kama baqanayo waxa beri dhici doona , maanta Ayaan mashquul ku ahay " ayey tidhi Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan


Sidoo kale Foosiya ayaa ka hadashey xiligii ay wasiirka arimaha dibada oo ay noqotey haweenaydii ugu horeysay ee xilkaas qabata waxaana ay tidhi


"Waxay aheyd markii ugu horeysay , waxaana safaro ku tagi jiray gudaha dalka mar kasta oo aan la hadlo gabdhaha yar yar waxaa ay igu odhan jireen hada waxaa noo muuqata rajo , hada wax baan qaban karnaa , hada meel baanu qabsan karnaa , waxaana aan u sheegi jiray mar kasta oo aan la hadlo cidi idima joojin karto hadii aad meel dooneysaan , raguna waa ay idin tageeraan hadii aad ugu danbeyn tidhaahdaan dib uma noqoneyno " ayey tidhi .


Geeska