Isreal Iyo Hamas Oo 48 Sacadood Ee Soo Socda Lagu Wado Inay Heshiis Xabad Joojin Ah Gaadhan

0
Tuesday July 15, 2014 - 11:30:21 in by salman abdi
  • Visits: 1345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isreal Iyo Hamas Oo 48 Sacadood Ee Soo Socda Lagu Wado Inay Heshiis Xabad Joojin Ah Gaadhan

    isreal ayaa duqaymo culus oo dhinaca hawada ugu jawabtay hamas kadib markii ay hamas gantalada ridada dheer kaga soo gantay isreal daanta galbeed ee Gaza tasoo keentay dhimasho iyo dhawac fara badan oo rayidka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isreal ayaa duqaymo culus oo dhinaca hawada ugu jawabtay hamas kadib markii ay hamas gantalada ridada dheer kaga soo gantay isreal daanta galbeed ee Gaza tasoo keentay dhimasho iyo dhawac fara badan oo rayidka ah.

 Dawlada maraykanka ayaa waanwan xabad joojin ah ka dhex bilowday isreal iyo ururka dagalyahanka reer falastine ee Hamas kadib markii sadex todobad mudo ka badan uu dagaal ku dhex marayay daanta galbeedd ee Gaza iyo Telaviv.

A Palestinian walks amidst the debris of a neighbouring house which police said was damaged after an Israeli air strike destroyed Tayseer Al-Batsh's family house, in Gaza City July 13, 2014. (Reuters / Mohammed Salem)


Reuters / Finbarr O'Reilly

isreal ayaa duqaymo culus oo dhinaca hawada ugu jawabtay hamas kadib markii ay hamas gantalada ridada dheer kaga soo gantay isreal daanta galbeed ee Gaza tasoo keentay dhimasho iyo dhawac fara badan oo rayidka ah.

A Palestinian woman gestures as she stands behind a missile which witnesses said was fired by Israeli aircraft, at a shack belonging to Bedouins in Rafah, in the southern Gaza Strip July 13, 2014. (Reuters / Ibraheem Abu Mustafa)

Maraykanka ayaa lagu wada inuu labada dhinaca isku yeedho galinka danbe ee maanta magalada cairo ee casidamada wadanka isreal isla markana ay gadhaan xabad joojin deg deg ah.

A wounded Palestinian, who hospital officials said was injured in an Israeli air strike, is wheeled into a hospital in Gaza City July 12, 2014. (Reuters / Mohammed Salem)

Dagaladii u danbeyey ayaa waxa ay kenen dhimasho kor u dhaftay 200 qof oo reer falastine ah iyadoo dhawacuna intaas kabadan yahay, halka rockets hamasna uu gaystay dhimasho 3 isreal ah iyo dhawac 31 qof ah.

Palestinians run following what police said was an Israeli air strike on a house in Gaza city July 9, 2014. (Reuters / Majdi Fathi)


Afkashacabka.com

Contact@afkashacabka.com