Daawo Sawiro:Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka Gadiidka Cirka Maxamuud Xaashi oo London shir kaga qayb galay.

0
Tuesday July 15, 2014 - 12:57:26 in by salman abdi
  • Visits: 1346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro:Wafti uu Hogaaminaayo Wasiirka Gadiidka Cirka Maxamuud Xaashi oo London shir kaga qayb galay.

    Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gadiidka Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi, Madaxa Ciidanka Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (Ina Canbaro) Aqoonyahan Huseen Magaaladda London,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti uu hogaaminaayo wasiirka Gadiidka Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi, Madaxa Ciidanka Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (Ina Canbaro) Aqoonyahan Huseen Magaaladda London,

Al-Ishaaqi iyo Eng Cabdinaasir Garad Abshir ayaa ka qayb galay shar balaadhan oo ka dhacay badhtamahaShirka oo Somaliland si toosa loogu casumar kana soo qayb galeen dalal farabadan oo 30 neeyo kor u dhaafay ee dalalka Asia iyo Afrika.


IMG_2168

IMG_2181

Shirka oo aad u balaadhnaa waxa kasoo qayb galay dalal fara badan oo ka socday Asia iyo Afrika,waxa kale oo goob-joog ka ahaa diblomaasiyiin ka socday safaaradaha caalamka iyo madax sar-sare oo ka tirsan dalkan Ingiriiska. Shirka waxa uu ku saabsanaa nabad-gelyada dalalka Asia iyo Afrika,Sidii sare loogu qaadi lahaa.

 

Waxa laga soo jeediyey khudbado aad u dhaadheeraa oo taabanaayey sidii looga hortagi lahaa dhibaatada caalamka ka jirta iyo nabad galyo la’aanta aduunka kusoo faafaysa, Waxa kale oo Asia iyo Afrika aad looga hadlay arimo badan oo ku saabsan nabadgelyada.

Shirka oo aad u dheeraa waxa Wasiirka Duulista Hawadda Somaliland waftiga ay hogaamnaayeen kulamo gooni-gooniya la yeesheen qaar ka mid ah madaxda shirka kasoo qayb gashay,waxa Wasiirku uu aad ugu sharaxay horumarka iyo nabadgalyadda ka hana qaaday Somaliland waxa uuna ku booriyey in tageero loo fidiye ku saabsab in sare loogu qaado xaga wax barashadda Securitiga iyo horumarka dalkan. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen dalal aad u fara badan waxa ay u tahay horumar la’taaban karo in shirkan oo kale ay Somaliland ka qayb gasho tasoo calanka Somaliland uu ka mid ahaa calamada shirka lagu soo bandhigay.

IMG_2142 IMG_2144 IMG_2149 IMG_2150 IMG_2151 IMG_2152 IMG_2153 IMG_2154 IMG_2155 IMG_2156
IMG_2158 IMG_2162 IMG_2163 IMG_2167

IMG_2171 IMG_2172 IMG_2173 IMG_2174 IMG_2176 IMG_2177 IMG_2178

IMG_2183 IMG_2184 IMG_2188 IMG_2189 IMG_2190 IMG_2191 IMG_2192 IMG_2198 IMG_2208 IMG_2211 IMG_2218