DAAWO:maleeshiyo hubaysan oo maalin cad weerar ku soo qaaday garoonka diyaaradaha caasimada wadanka liibiya+shacabka oo tabay macamar al_qadaafi

0
Tuesday July 15, 2014 - 15:53:02 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:maleeshiyo hubaysan oo maalin cad weerar ku soo qaaday garoonka diyaaradaha caasimada wadanka liibiya+shacabka oo tabay macamar al_qadaafi

    Garoonka diyaaradaha ee Tripoli international Airport ee caasimada wadanka liibiya isla markaana ku yaala banaanka magaaladaasi ayaa waxa goor maalinimo cad ah weerar laba jiho ah ku soo qaaday malaashiyaad wata isla markaana ku hubaysan gaadiid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka diyaaradaha ee Tripoli international Airport ee caasimada wadanka liibiya isla markaana ku yaala banaanka magaaladaasi ayaa waxa goor maalinimo cad ah weerar laba jiho ah ku soo qaaday malaashiyaad wata isla markaana ku hubaysan gaadiidka tiknikada oo fara badan waxaanay khal khal

ku abuureendiyaaradaha iyo shacabkii ka dhoofaayey madaarkaasi

Shacabka wadanka liibiya ayaa u eeg kuwo si weyn u tabay nabadii iyo kala danbayntii jirtay isla markaana ay haysteen wqtigii uu talada dalkaasi hayey madaxweynihii hore ee wadanka libiya macamar Al_ qadaafi oo ay gacantooda ku dileen shacabka wadankaasi xukunkana ka tuuray mudo 3 sano ahiyadoo hubkii militariga wadankaasi wali ay gacanta ku hayaan kooxo xag jir ah oo diiday inay hubkaasi soo wareejiyaan waxaanay khal khal amaan daro ku hayaan shacabka wadankaasi


Contact@afkashacabka.com