DAWO:Waa ayaan daro in xildhiban bukhari oo la garanayo taarikhdisa uu masulyinta Xisbiga wadani wax ka sheego+Xil. ka jawaabay hadalki Xil.bukhari

0
Tuesday July 15, 2014 - 16:32:25 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAWO:Waa ayaan daro in xildhiban bukhari oo la garanayo taarikhdisa uu masulyinta Xisbiga wadani wax ka sheego+Xil. ka jawaabay hadalki Xil.bukhari

    Xildhibaan c/qaadir jibril tukale oo ka midaa xildhibaanada aqalka golaha wakiilada Somaliland kana midaa xildhibaanada xisbiga wadani ayaa waxa uu ka jawaabay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan c/qaadir jibril tukale oo ka midaa xildhibaanada aqalka golaha wakiilada Somaliland kana midaa xildhibaanada xisbiga wadani ayaa waxa uu ka jawaabay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay

xil.bukhaari oo uu sheegay in masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ay madaxweynaha somaliya u soo bandhigeen in xisbiga wadani uu yahay xisbi ka shaqeeya midnimada somaliya,

Xildhibaanka ayaa arintan ku tilmaamay mid gef ah oo aan masuuliyiinta xisbiga wadani qaban isla markaana uu raali galin arintaa ka bixinaayo isaga oo hadalka xildhibaanka ku sheegay mid oo boos kaga raad sanaayo xisbiga kulmiye waxaana uu xildhibaanku xukuumadana dhaliilo u soo jeediyey


Contact@afkashacabka.com