Daawo:Qaabkii loo xukumay loona dilay Laba Nin oo Hore Dil uu Geystay ...

0
Tuesday July 15, 2014 - 18:53:22 in by Holland Office
  • Visits: 1450
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 22
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Qaabkii loo xukumay loona dilay Laba Nin oo Hore Dil uu Geystay ...

    Xukun Maxkamada Askarta Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah. Fulinta xukunka ayaa soo martay heerar kala duwan wa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukun Maxkamada Askarta Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah. Fulinta xukunka ayaa soo martay heerar kala duwan waxaana xukun ku dhacay ka dib maanta la fuliyay xukunkaasi oo ahaa dil toogasho ah.