Daawo;: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Bari Ciid Tahay Iyo Magacyada Saddex Qof Oo Loo Dhaariyey Inay Arkeen Bilowga Bisha Shawaal.

0
Saturday June 24, 2017 - 22:57:00 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Bari Ciid Tahay Iyo Magacyada Saddex Qof Oo Loo Dhaariyey Inay Arkeen Bilowga Bisha Shawaal.

    Hargeysa(AFKA);-wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabidlaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in maalinka barri ah tahay maalinka Ciidal Fidriga,waxana wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ay dhaarisay saddex askari oo ka tirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);-wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabidlaahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in maalinka barri ah tahay maalinka Ciidal Fidriga,waxana wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ay dhaarisay saddex askari oo ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland oo deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool ku arkay bilowga bisha Shawaal.