Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo Tacsi uu Diray Eheladi Iyo Qaraabadi Macalin Cali Adan Geele oo Shalay Lagu Dilay Degmada Dhoqoshey...

0
Monday June 26, 2017 - 19:10:19 in by Burco Office
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo Tacsi uu Diray Eheladi Iyo Qaraabadi Macalin Cali Adan Geele oo Shalay Lagu Dilay Degmada Dhoqoshey...

    Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo Tacsi uu Diray Eheladi Iyo Qaraabadi Macalin Cali Adan Geele oo Shalay Lagu Dilay Degmada Dhoqoshey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo Tacsi uu Diray Eheladi Iyo Qaraabadi Macalin Cali Adan Geele oo Shalay Lagu Dilay Degmada Dhoqoshey...
Waxa Shalay Gacan Ka Xaq Darani Ku Dishay Marxuum Macalin Cali Adan Geele oo ka Tirsana Macalimiinta Degmada Dhoqoshey Iyo Wasaarada Waxbarashada, Marxuumkan aya La sheegay ino Dilay Gacan Ku Diigleh ay Isko reer Yahiin.

Badhasabka Gobolka Sanaag Md Axmed Cabdi Falay oo ah Masuul Ka soo jeeda Degmada Dhoqoshey aya Tacsi Tiiranyo leh uu Diray Dhamaan Eheladi Iyo Qaraabadi uu Ka Baxay Marxuum Cali Adan gele Ilaahay'na Waxu Uga Baryay Inay Samir Iimaan ka Siiyo..

Gacan Ku dhiiglahi Falkan Gaystay aya Hada la soo dhaadhiciyay Magaalada Burco iyado uu Ku jiro Xabsiga weyn ee Magaalada Burco.