Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay Dalka ingiriiska iyo Masuliyiinta Safaaradda iyo Jaaliyadda Somaliland oo si diiran u soo dhoweeyey

0
Wednesday July 16, 2014 - 10:17:10 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1080
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay Dalka ingiriiska iyo Masuliyiinta Safaaradda iyo Jaaliyadda Somaliland oo si diiran u soo dhoweeyey

    Madaxweynaha iyo waftigiisa ayey si wayn Usoo dhawweeyeen madaxada safaaradda Somaliland ee Wadanka UK Iyo jaaliyadda Somaliland ee UK oo aan u kala hadhin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo waftigiisa ayey si wayn Usoo dhawweeyeen madaxada safaaradda Somaliland ee Wadanka UK Iyo jaaliyadda Somaliland ee UK oo aan u kala hadhin


Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa lagu soo dhaweeyey qolka nasashada VIP da ee Gagida diyaaradaha ee Heathrow International Airport.

Madaxweyne Axmed siilaanyo iyo waftigiisa ayaa waxa ay warbaahinta uga warameen safarkii ay Somaliland kaga yimaadeen shalay Iyo Kulankii ay la yeesheen Raysal wasaaraha dalka Ethiopia oo guul kusoo dhamaaday Iyo is afgarad labada dal ee somaliland Iyo Itoobiya oo xidhiidh qoto dheerika dhaxeeyo.

Kulanka madaxwaynaha Iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa lagu gorfeeyay xidhiidhka labada dal Xadka Iyo arimo kale oo aad ugu muhiim ah geeska afrika Iyo dalalka somaliland Itoobiya.

Socdaalka uu Madaxweynuhu ku yimi Dalka ingiriiska oo ah mid gaar ah isla markaasna uu sheegay inu arrimo gaar ah iyo Nasasho ku tacaluqo ayaa laga yaaba inu qaato inta ka hadhay Bisha Ramadaan, waxana madaxweynuhu 2 week kadib ku noqon doona dalka sida qorshuhu yahay.


Contact@afkashacabka.com