Madaxwayne Farmaajo Oo Ololaha Qashin Ururinta Uga Qaybgalay Muqdisho+Sawiro

0
Friday June 30, 2017 - 11:52:37 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Farmaajo Oo Ololaha Qashin Ururinta Uga Qaybgalay Muqdisho+Sawiro

    Muqdisho(AFKA);Dowladda, ayaa mar sii horeysay ku dhawaaqday in bil kastaba 29-keeda la qaban doono maalin ay ugu magac-dartay ololaha nadaafadda, ayna qayb qaadan doonaan Shaqaalaha Dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA);Dowladda, ayaa mar sii horeysay ku dhawaaqday in bil kastaba 29-keeda la qaban doono maalin ay ugu magac-dartay ololaha nadaafadda, ayna qayb qaadan doonaan Shaqaalaha Dowladda.


Qashin uruurintan oo galabta laga bilaabay Xarunta Madaxtooyada Somaliya, ayaa waxaa Madaxweynaha kala qayb qaatay Shaqaalaha Dowladda iyo shacabka reer Muqdisho qaarkood.

Dhalinyaradii ka qaybgashay ololaha qashin uruurinta ee laga sameeyay Villa Somalia, ayaa soo dhaweysay in si wada jira looga wada shaqeeyo billicda Caasimadda.

Waxay noqoneysaa dowladdii ugu horeysay oo bishiiba maalin u muddeysa barnaamijka dib loogu soo noolleeyo billicdii Caasimadda Muqdisho, tan iyo markii ay dhacday Dowladdii Dhexe.