Sarkaal Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay In La Taageero Talyaaniga

0
Sunday July 02, 2017 - 10:03:10 in by Burco Office
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay In La Taageero Talyaaniga

    Sarkaal Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay In La Taageero Talyaaniga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay In La Taageero Talyaaniga

Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa codkeeda ku dartay ka dadka ku baaqaya in Talyaaniga la siiyo taageero dheeraad ah, maadaama uu la daalaa dhacayo tirada badan ee dadka muhaajiriinta ah ee ka soo haajiraya Qaarada Afrika ee ka soo gudbaya badda Mediterranean-ka.


Flippo Grandi ayaa sheegay in ay tahay in Yurub si dhakhso ah ula timaad hab sugan oo ay ku kala qaybsanayaan dadka soo galootiga ah.

Laakiin wuxuu sidoo kale ku baaqay in lala yimaad dedaal caalami ah oo wax lagaga qabanayo waxyaabaha keena tahriibinta dadka.

Sannadkan oo keli ah waxa gaadhay dalka Talyaaniga sideetan kun oo qof oo tahriib ah, dadka ku dhintay badana waxa tiradooda lagu qiyaasay laba kun oo qof oo isku deyayey in ay ka tallaabaan badda.