Xildhibaan LAKI oo Tacsi u Diray Qoyska iyo Bulshada Somaliland ee uu ka Baxay Marxuum MIJIR QAADI

0
Sunday July 02, 2017 - 12:04:30 in by salman abdi
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan LAKI oo Tacsi u Diray Qoyska iyo Bulshada Somaliland ee uu ka Baxay Marxuum MIJIR QAADI

    innalillahi wa inna ilayhi rajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

innalillahi wa inna ilayhi rajicuun
geeri waa xaq Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaa qoyskii iyo qaraabadii iyo qaranka somaliland geerida ku timi Marxuun MUjaahid marxuum( maxamed maxamuud qaadi)(majir qaadi) waxaan ka tacsi yadeeynaaya dhamaan geerid ku timi ilma maxamed maxamuud qaadi ila mijir reer qaadi maxmuud ba gaar ahaaan ilaahy waxaan uga baryaya inuu su,aasha uu fuduudeeyo ehalkii iyo qarabaadana samir iyo iimana ka siiyo
Waxaa sunno ah u tacsiyeynta ehelka meydka iyo samarsiinta qaraabadiisa, iyo xoojintooda waxa ku dhacay darteed lagu xoojiyo ..

Image may contain: text