GudoomiyahaWadani Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Muqurtay Munaasibad Lagu Soo Dhawaynaayay Masuul Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga

0
Sunday July 02, 2017 - 19:00:13 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GudoomiyahaWadani Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Muqurtay Munaasibad Lagu Soo Dhawaynaayay Masuul Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga

    Burco(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdher Xuseen Kaahin Oo Si Cad U Diiday Inuu Kale Soo Qayb Galo Soo Dhawayn Baladhan Oo Loo Samaynayay Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Burco Soo Gaadhay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdher Xuseen Kaahin Oo Si Cad U Diiday Inuu Kale Soo Qayb Galo Soo Dhawayn Baladhan Oo Loo Samaynayay Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani Oo Burco Soo Gaadhay,
Sida Ay Warbaahinta U Sheegeen Xubno Iskugu Jira Tageerayasha Xisbiga Iyo Gudida Fulinta Xisbiga Ee Gobolka Togdheer Ayaa Sheegay Inuu Si Cad U Diiday Kana Qaban Wayay Mobilka Gacanta Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Wadani,

 
Tageerayasha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Ayaa Xafladii Lagu Soo Dhawaynayay Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Loo Qabtay Kaga Hadal Hayay Madashaasi Ka Maqnaashaha Gudoomiyaha Oo Ay Ku Tilmaameen Masuul U Muqda Inuu


Ku Fashilmay Xilkii Loo Igmaday.
 
 
Sida Ay Warbaahinta U Sheegeen Qaar Ka Mida Gudida Fulinta Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Inuu Hore Uga Maquurtay Soo Dhawayntiisi Gudoomiyaha Oalalaha Dorashada Xisbiga Oo Maalmo Ka Hor Soo Gaadhay Magalada Burco.

Xigasho/Hadhwanaagnews.com