Hambalyo Meherka Cabdishakur ibraahin jaamac iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab

0
Wednesday July 16, 2014 - 16:27:54 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meherka Cabdishakur ibraahin jaamac iyo Marwadiisa Qadan Haybe Xirsi Cajab

    Dhammaan Dhalinyarada Ururada Bulshada, kuwa Dugsiyada, Ardayda Jamacadaha Gollis , Addis iyo Burco, Ganacsatada, iyo ehelada labada dhinac waxay hambalyo, tahniyad iyo duco ba u dirayaan Meherka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan Dhalinyarada Ururada Bulshada, kuwa Dugsiyada, Ardayda Jamacadaha Gollis , Addis iyo Burco, Ganacsatada, iyo ehelada labada dhinac waxay hambalyo, tahniyad iyo duco ba u dirayaan Meherka Dhammaan Dhalinyarada Ururada Bulshada, kuwa Dugsiyada, Ardayda Jamacadaha Gollis , Addis iyo Burco, Ganacsatada, iyo ehelada labada dhinac waxay  hambalyo, tahniyad iyo duco ba u dirayaan Meherka 

Cabdishakur ibraahin jaamac 
iyo  Marwadiisa 
Qadan Haybe Xirsi Cajab

oo Meherkoodu ka dhacay ka dhacay Hotel Mansha allah ee Magaalada Sheekh shalay oo taariikhdu ahayd 16-07-2014, waxaan leenahay Noqda labadii isku waara isku raaga, isku raaxaysta ubad khayr qabana kala hela aamiiin aaamiiin aaamiiin