Daawo:Aqalka Senete-Ka Maraykanka Oo KU Guuldarastay Inuu Baabi'iyo BARNAAMIJKA CAAFIMAAD EE Obama Care.
Aqalka Senete-Ka Maraykanka Oo KU Guuldarastay Inuu Baabi'iyo BARNAAMIJKA CAAFIMAAD EE Obama Care
aqlka Senate-ka Mareykanka ayaa jimcaha maanta ah ku guul darreystay inuu sameeyo sharci qeyb ahaan baabi’inaya barnaamijka daryeelka caafimaadka ee Obamacare, oo jira muddo toddoba sano ah.
Madaxweyne Donald Trump ayaa barta twitter-ka waxyar kadib weerar ku qaaday xubnaha Jamhuuriga ee la saftay dimoqraadiga.
aqlka Senate-ka Mareykanka ayaa jimcaha maanta ah ku guul darreystay inuu sameeyo sharci qeyb ahaan baabi’inaya barnaamijka daryeelka caafimaadka ee Obamacare, oo jira muddo toddoba sano ah.
Saddex sharci-dejiye oo jamhuuri ah oo kala ah John McCain oo laga soo doorto Arizona, Lisa Murkowski oo laga soo doorto Alaska iyo Susan Collins oo laga soo doorto Maine, ayaa ku biiray xubnaha dimoqraaidga, si ay sharciga ugu diidaan cod ah 49-51.