Gabar Hargeysa ku soo bandhigtay buug u badan sawirrada goobaha taariikhiga ee Somaliland

0
Saturday July 29, 2017 - 11:45:58 in by Burco Office
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar Hargeysa ku soo bandhigtay buug u badan sawirrada goobaha taariikhiga ee Somaliland

    Gabar Hargeysa ku soo bandhigtay buug u badan sawirrada goobaha taariikhiga ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabar Hargeysa ku soo bandhigtay buug u badan sawirrada goobaha taariikhiga ee Somaliland

Huda Cali Banfas waa gabadh dhallinyaro ah oo qortay buug u badan sawirro goobaha taariikhiga ah ee meelo ka mid ah deegaanno ku yaalla Somaliland, sida Seylac ilaa Maydh oo ah gobolka Sanaag. Buuggan ayay Huda ku soo bandhigtay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta ee Hargeysa oo dhawaan ka furmay isla magaalada Hargeysa.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa Huda Cali Banfas kula kulmay bandhigaasi, waxayna uga warantay buugga iyo waxa uu ka kooban yahay iyo waxa uu buugaagta kale uga duwan yahay.