Haween diidan in xijaabka lagu qasbo oo dibad bax ka dhigay Istanbul

0
Sunday July 30, 2017 - 12:09:27 in by Burco Office
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haween diidan in xijaabka lagu qasbo oo dibad bax ka dhigay Istanbul

    Haween diidan in xijaabka lagu qasbo oo dibad bax ka dhigay Istanbul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haween diidan in xijaabka lagu qasbo oo dibad bax ka dhigay Istanbul

Boqolaal ah haweenka dalka Turkig ayaa dibad bax ka dhigay magaalada Istanbul taasi oo ay kaga cabanayaan dalab ahaa in ay ku labistaan dhar wanaagsan oo jirkooda asturaya .

Dibad baxan oo loogu magac daray , "ha faragalinin labiskeyda ",ayaa waxa ay dibad baxayaasha xirnaayeen dhar kala duwan islamarka tira yar oo ka mid ah ayaa xirnaa qamaarka madaxa la saarto.

"Ma aqbalayno in nala aamusiiyo,ma baqayno waanu ku gulaysanaynaa iska caabinta" ayay ku luuqaynayeen haweenkan dibad baxa dhigayay .

Haweenkan dibad baxa ka dhigay magaalada Istanbul oo intooda badan ahaa da'yar ayaa waxa sidoo kale dibad dibaxa kala qayb galay tira yar oo rag ah iyo haween da'a ah.

Dibad baxa ayaa ka danbeeyay ka dib markii ay sheegeen qaar ka mid ah haweenka dalkaasi Turkiga in ay la kulmaan weeraro la xiriira dharka ay xiran yihiin.