XIRSI XAAJI CALI KII DUROW XAASIDBAAD TAHAYE....... TIx Gabay ah.. By:Abwan Dahir Suldan

0
Friday July 18, 2014 - 13:06:01 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XIRSI XAAJI CALI KII DUROW XAASIDBAAD TAHAYE....... TIx Gabay ah.. By:Abwan Dahir Suldan

    Jidka Horumarkiyo Xaadhistii inu Usoo Xaytay Xawaariyo Inuu Toos U Wado Waa Xaqiiq dhaba he Xariifnimo Kalsoonile inuu Xeelad iyo Daacad Maamuus xalaaliyo Ku Helay Xeerin iyo haybad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jidka Horumarkiyo Xaadhistii inu Usoo Xaytay Xawaariyo Inuu Toos U Wado Waa Xaqiiq dhaba he Xariifnimo Kalsoonile inuu Xeelad iyo Daacad Maamuus xalaaliyo Ku Helay Xeerin iyo haybad

XIRSI XAAJI CALI KII DUROW XAASIDBAAD TAHAYE.......
TIx Gabay ah............




1. Xaqdi Niman Ka TalinXumo Aqoon,Xaasidnimo Kaashan.
2. Lunsi Xoolo shacab iyo Hantida Xeelad Ugu Boobin
3. XIGAAlnimiyo Reer Hebel Ninaan Xaynta Badh U Siinin
4. Xoog iyo Anaa Baawar Qaba DamacA Xaalaynin
5. Dadka Xaasidkiisa ah masuul Noo Xamila Eedda
6. Cay iyo Xumaan Kii Ku Dhaha Nacaska Xaalaynin

7. Xaqiiqdii Masuul Lagu Xamdiyay Fulinta Xeerkiisa
8. Karti Xeelad Dheeriyo Masuul Shacabku Xiiseeyo
9. Xerfad Yahanka Xaashee La Qiray Dhabiyo Xuuraanba
11. INA uu Xilkiisii Gutoo Qaranka Xaaleeyo
12. Jidka Horumarkiyo Xaadhistii inu Usoo Xaytay
13. Xawaariyo Inuu Toos U Wado Waa Xaqiiq dhaba he
14. Xariifnimo Kalsoonile inuu Xeelad iyo Daacad
15. Maamuus xalaaliyo Ku Helay Xeerin iyo haybad
16. La Iskama Xanaaqee Inuu Yahay Nin Laab Xaadhan
17. Oon Xaasidkiisiyo Nin duday Nacaska Xaalaynin
19. Waa Qawl Xaqiiqee Xidhmada Waxan Ku Eekeeyay
20. Xirsi Xaaji Cali Kii Durow Xaasid Baad Tahaye
21. Xantu Waa Maqdace Yaan Xiniyo Qolo Wax Loo Eegin..




By.Abwn. Dahir Ismacil Warsame............

Saudi Arabia / Riyad