OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS : SHEBEKED CUSUB OO HAWADA SOO GASHAY RASAMAALNEWS.COM

0
Saturday July 19, 2014 - 21:42:39 in by Super Admin
  • Visits: 1148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS : SHEBEKED CUSUB OO HAWADA SOO GASHAY RASAMAALNEWS.COM

    Shebekeddan Cusub oo Dhidibada u taageen Abwaano, Suxufiyiin Ruug Caddaa ah, Qoraayo iyo Qurbajoog reer Somaliland oo kamid ah Haldoorka Bulshada reer somaliland ayaa laga baahin doona warar, barnaamiyo iyo waxyaabo bulshada faaido u leh, wana shebek

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shebekeddan Cusub oo Dhidibada u taageen Abwaano, Suxufiyiin Ruug Caddaa ah, Qoraayo iyo Qurbajoog reer Somaliland oo kamid ah Haldoorka Bulshada reer somaliland ayaa laga baahin doona warar, barnaamiyo iyo waxyaabo bulshada faaido u leh, wana shebekedd ka duwanaan doonto shebekedihii hore u jirey oo ay hagayso maskax iyo aqoon ku xeel dheer mihnadda saxaafadda lana jaanqaaday shuruucda iyo anshaxa caalamka, haa moogaan ee Booqo oo ku xidhnow shebekedda http://www.rasamaalnews.com