Daawo Muuqaal Qiiro leh oo Murugo badan: MAXAA KA OOHIYEY QOYSASKAN IYO QURBAJOOGTAN

0
Sunday July 20, 2014 - 08:30:54 in by Super Admin
  • Visits: 2117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muuqaal Qiiro leh oo Murugo badan: MAXAA KA OOHIYEY QOYSASKAN IYO QURBAJOOGTAN

    Caruurtan yaryar oo isugu jira agoomo, rajay iyo weliba dad sabool ah oo aan si fiican u helin quutal daruurigooda caadiga ah , agabkii ciida iyo waxyaabaha caruurta kale haystaana aan hawaysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caruurtan yaryar oo isugu jira agoomo, rajay iyo weliba dad sabool ah oo aan si fiican u helin quutal daruurigooda caadiga ah , agabkii ciida iyo waxyaabaha caruurta kale haystaana aan hawaysan

 waxa wada oo la jooga hooyooyin xanuusanaya, qaarkood na sabool yihiin, halka qaarna waalidkood xanuusanayo .

Aniisa iyo Aamina waa hablo qurbajoog ah oo dareemay dhibaatada qoysaskani haysata, isla markaasna waxooga qaadhaan ah isaga ururiyey, waxay ku wareejiyeen hooyooyinka iyo caruurtani duruufaha dhaqaale iyo xanuunada la nool, sidoo kale waxay qaarkood maryo huudheedh ah uga so iibiyeen suuqyada burco iyo hargeysa si ay ugu samirsiiyaan una tusiyaan inay u ciidaan sida caruuraha khayrkood. Hadaba hablahani qurbajooga ah ee dareemay xaaladda qoysaskani ayaa baaq u diraya bulshad kuwa gudaha jooga iyo kuwa dibadda jooga ba.

Iyadoo aynu ku jirno Bishii Khayrka lahayd ee Ramadaan weliba 10kii danbe ee Danbi dhaafka waxa laga codsanaya qof kasta oo iinuun naxariisi ku jirto inu il naxariiseed ku eego carruutani iyo qoysaskani ay isugu darsmeen duruufaha dhaqaale iyo caafimad darradu una soo gurmadaan kuna soo caawiyaan si ilaahay miisaanka xasanaadka idinku daro islamarkaasna idinku naxariisto sida aad uga naxariisataan ubadkani yaryar. Ee duruufaaha dhaqale iyo caafimad ku gadaaman yihiin.

Wixii kaalmo ah ugu soo hagaajiya

Anisa Saleban iyo

Sahra Saleban

Telefoonka 4430587 Burco


Ama la so xidhiidh xafiiska shebekedda Afkashacabka ee Burco, Contact@afkashacabka.com iyo Mustafeteacher@hotmail.com