Madaxweynaha Mexico Oo Ka Hadlay Muranka Dhanka Xadka Ee U Dhexeeya Mareykanka.

0
Sunday September 03, 2017 - 11:48:37 in by salman abdi
  • Visits: 523
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Mexico Oo Ka Hadlay Muranka Dhanka Xadka Ee U Dhexeeya Mareykanka.

    Madaxweynaha dalka Mexico, Enrique Pena Nieto, ayaa sheegay inuu doonayo sii wadidda wada hadallada Mareykanka uu dalkiisa la galayo si xal looga gaaro muranka xadka ee u dhaxeeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Mexico, Enrique Pena Nieto, ayaa sheegay inuu doonayo sii wadidda wada hadallada Mareykanka uu dalkiisa la galayo si xal looga gaaro muranka xadka ee u dhaxeeya.


Wuxuu dhanka kale sheegay inuusan aqbali doonin wax codsi ah oo ka yimaada Mareykanka kaas oo wax u dhimaya sumcadda Mexico.

Waa khudbaddiisii ugu horreysay ee uu jeediyo madaxweynaha Mexico tan iyo markii madaxweyne Trump uu xilka Mareykanka qabtay, isla markaana uu ballan qaaday inuu derbi ka dhisi doono xadka koofureed ee Mareykanka dalka iyadoo Mexico lagu qasbayo inay qarashka bixiso.

Pena Nieto ayaa sheegay in qunsullada Mexico ee dalka Mareykanka ku sugan ay haatan yihiin kuwa wax ka qabanaya oo difaacaya xuquuqda muhaajiriinta isla markaana la dagalalamay takoorka.