Daawo: Agaasimihii Diinta awqaafta ee is casilay oo laga joojiyey khudbadihii Jimcaha uu ka geli jiray Masaajidda Berbera+SABABTA

0
Friday October 27, 2017 - 12:47:13 in by Burco Office
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Agaasimihii Diinta awqaafta ee is casilay oo laga joojiyey khudbadihii Jimcaha uu ka geli jiray Masaajidda Berbera+SABABTA

    Sh. Saleebaan Siciid Cali oo ku biiray xisbiga WADDANI iskana casilay xilkii uu ka hayey xukumadda ayaa ah sheekh taageero weyn ku leh Gobolka Saaxil isla markaasna Masajidka Khailid binu waliid ka ahaa khadiib khudbadaha jimcaha ka jeediya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus