War Deg Dega:Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Ee Heer Qaran Oo Hada Loo Taxaabay Xabsiga Iyo Cida Ka Danbaysa Xadhigiisa

0
Friday October 27, 2017 - 18:38:05 in by Burco Office
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega:Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Ee Heer Qaran Oo Hada Loo Taxaabay Xabsiga Iyo Cida Ka Danbaysa Xadhigiisa

    War Deg Dega:Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Ee Heer Qaran Oo Hada Loo Taxaabay Xabsiga Iyo Cida Ka Danbaysa Xadhigiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Dega:Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Ee Heer Qaran Oo Hada Loo Taxaabay Xabsiga Iyo Cida Ka Danbaysa Xadhigiisa
Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Ee Heer Qaran,Cabdirashiid Muuse Abyan,Ayaa Goor Dhoweyd Loo Taxaabay Xabsiga Gobolka Saraar,Gudoomiye Ku Xigeenka Garabka Dhalinyarada Iyo Xubno Kale Oo Wehelinaaya Ayaa Gobolkaasi U Joogay Hawlo Lagu Dar Dar Gelinaayo Hawlaha Xisbiga KULMIYE

Xadhiga Masuulkan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Ayaa La Sheegay Inay Ka Danbeeyeen Badhasaabka Gobolka Saraar Nuur Qaasim Qodax Iyo Maayirkii Hore Ee Degmada Caynaba Khaliif,Kuwaas Oo Inta Badan U Janjeedha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI

 

Cabdirashiid Muuse Abyan Waxaa Safarka Ku Wehelinaayey Dhalinyaro Kale Oo Ay Isku Team Yihiin Kuwaas Oo U Ololeeya Xisbiga Muxaafidka Ah Ee KULMIYE

Qaar Kamida Garabka Dhalinyarada Xisbiga KULMIYE Ee Ku Sugan Magaalada Caynaba Oo Ay La Xidhiidhay ShebekadaAfkashacabka Ayaa Xaqiijiyey Xadhiga Loo Gestay Masuulkan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE,Waxaanay Sheegeen In Xadhigiisa Uu Ka Danbeeyo Badhasaabka Gobolka Saraar Nuur Qaasim Qodax