RASMI: Ac Milan Oo Shaqadii Tababaranimo Ka Ceyrisay Vincenzo Montella & Macalinka Badali Doona Oo Durba La Shaaciyay.

0
Monday November 27, 2017 - 15:10:50 in by Burco Office
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: Ac Milan Oo Shaqadii Tababaranimo Ka Ceyrisay Vincenzo Montella & Macalinka Badali Doona Oo Durba La Shaaciyay.

    RASMI: Ac Milan Oo Shaqadii Tababaranimo Ka Ceyrisay Vincenzo Montella & Macalinka Badali Doona Oo Durba La Shaaciyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RASMI: Ac Milan Oo Shaqadii Tababaranimo Ka Ceyrisay Vincenzo Montella & Macalinka Badali Doona Oo Durba La Shaaciyay.

ooxda kubadda cagta Ac Milan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney shaqadii tababaranimo ka ceyriyeen Vincenzo Montella, waxaana durba lagu dhawaaqay inuu badal u noqon doono ruuxigii reer talyaaniGennaro Gattuso.

Kooxda ka dhisan San Siro ayaa si xun ku bilowday xilli ciyaareedkaan iyadoo la galiyay in ka badan 200 Malyan oo Euro, waxeyna fadhisaa booska 7-aad ee horyaalka iyadoo 6-guuldaro gudoontay 14-kii kulan ee ugu horeeyay.

"Ac Milan waxey ku dhawaaqday iney kooxda ka dirtayVincenzo Montella shaqadii tababaranimo ee uu ka hayay kooxda darajada hore” ayaa lagu sheegay war qoraal ah oo ay Milan baahisay.

Si kastaba Ac Milan waxey booskaas ku aamini doontaaGennaro Gattuso kaas oo ka tagay xilkii uu ka hayay da’yarta kooxda si uu kooxdiisii hore u caawyo, waxeyna u rajeynayaan waqti wacan inuu kooxda u horseedo.